Maraykanka & Midowga Yurub oo go’aan culus ka qaatay dayuurada Boeing 737 Max-8

Midowga Yurub ayaa isku raacay hakinta duulimaadyada diyaarada Boeing 737 Max-8 kadib markii 157 qof ay ku dhinteen dayuuradaasi oo ku dhacday duleedka caasimada Dalka Itoobiya maalmo ka hor. Go’aanka ayaa yimid kadib markii wadamada Britain, Germany iyo France ay axadii soo saareen go’aan ay ku mamnuuceen diyaaradan, waxaa go’aankaasoo kale qaatay dalka India iyo … Continue reading Maraykanka & Midowga Yurub oo go’aan culus ka qaatay dayuurada Boeing 737 Max-8